Wednesday, June 25, 2025

Xaaf oo madaxweyne Farmaajo ku eedeeyay inuu faragelin qaawan ku hayo Maamulka Galmudug [War-saxaafadeed]

Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa qoraal uu soo saaray si weyn ugu eedeeyay madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo inuu faragelin qaawan ku hayo maaaulka Galmudug.

War-saxaafadeed kasoo abxa xafiiska madaxweyne Xaaf oo uu saxaafadda u akhriyey Wasiirka Warfaafinta maamulkaasi ayaa lagu sheegay in dowladda Federaalka ay dhegaha ka fureysatay go’aanadii kasoo baxay shirkii Kismaayo, iyadoo madaxweyne Farmaajo wadashaqeyn u balanqaaday guddoomiyeyaasha maamullada Hirshabelle iyo Galmudug.

HOOS KA AKHRISO WAR-SAXAAFADEEDKA

Image may contain: text

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON