Monday, June 23, 2025

Xaalada cusub oo ka jirta Magaalada Jowhar & Wafdi sare oo ku wajahan maanta

Xaaladda magaalada Jowhar ee Gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa maanta lagu arkay isbedel weyn oo dhinac ammaanka ah, iyadoo la sheegay inay ku sii jeedaan madax sare.

Ciidamada fara badan oo ka tirsan AMISOM iyo kuwa dowladda Soomaaliya ayaa la dhigay magaalada, waxaana la joojiyay isu socodkii dadka iyo Gaadiidka.

JowharMadaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi la socda ayaa maanta ku wajahan magaalada Jowhar oo shirkii maamul u sameynta Gobollada Shabeelaha Dhexe iyo Hiiraan uu ka socdo.

Waxaa xusid mudan in shir madaxeedkii IGAD ee shalay lagu qabtay Muqdisho uu ku baaqay in si degdeg loo dhameystiro maamulkaasi.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON