Tuesday, June 24, 2025

Xaashi Furre: “Waxaa la iga dalbaday 10 kun Doolar” (Daawo Bandhigga Qoyskiisa)

Ninka ku soo caan baxay kiiska Guri ku yaala degmada C/casiis oo muran ka taagan yahay lahaanshihiisa Xaashi Bulxan Furre oo hadda ah darawalka Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Cumar C/rashiid horena u ahaa darawalkii Madaxweynihii hore ee Siyaad Barre ayaa mar kale soo rogaal celiyay isagoo ka jawaabaya warar iyo xaqiiqooyin ay baahiyeen wasiiro iyo maamulka Gobolka Banaadir.

Wuxuu soo bandhigay caruurtiisa oo uu sheegay inuu hal qol ku hayo oo ay been tahay guri la sheegay in loo kireeyay, wuxuu kaloo ku eedeeyay mas’uuliyiin ka tirsan dowlada inay ka dalbadeen lacag dhan 10,000 doolar, isagoo hore loo hayo inuusan aqoon mas’uuliyiinta uu hadda eedeeyay.

DAAWO MUUQAALKA CUSUB EE REER XERSI IYO TELEFISHANKA SBC

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON