Wednesday, August 6, 2025

Xafiis qaabilsan Diiwaan-gelinta Xisbiyada Siyaasadda oo Muqdisho laga furay [Sawirro]

Xafiis loogu magac daray diiwaangelinta Xisbiyadda Siyaasadda dalka ayaa maanta laga furay magaalada Muqdisho.

Xafiiskaan ayaa lasheegay inuu furay Guddiga Madaxa Banaan ee doorashooyinka oo ay madax u tahay Xaliimo Ismaaciil (Xaliimo yarey), wuxuuna ka dambeeyay markii la magacaabay dhowaan madaxa diiwaangelinta xisbiyada.

Xaflad kooban oo ka dhacday xafiiskan cusub ayaa lagu sheegay inay  shaqadiisa ay noqon doonto diiwaan gelinta Xisbiyadda Siyaasadeed, oo sharcigiisa la ansixiyay aakhirkii dowladii hore ee Xasan Sheekh.

Ex. xildhibaan hore Maxamed Cumar Maxamuud ayaa loo magacaabay madaxa diiwaangelinta xisbiyada madaxa bannaan ee siyaasadda.

18557137_1488857474466254_6484805670282950809_n

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON