Sunday, July 27, 2025

Xafiiska Madaxweyne Xaaf oo laga soo saaray War-saxaafadeed ku saabsan Dadkii lagu laayey Gaalkacyo

Warsaxaafadeed kasoo baxay xafiiska Madaxtooyada maamulka Galmudug ayuu Madaxweynaha maamulkaasi Axmed Ducaale Geelle ku cambaareeyay dilkii xalay ka dhacay Koonfurta magaalada Gaalkacyo oo lagu laayay 9 qof oo isku heyb ahaa.

Qoraalka ayaa lagu faray dadka Gaalkacyo ku nool omau sharciga u hogaansamaann ilaalinta sharciga iyo kala dambeynta, iyadoo aan raali laga ahayn in khalad lagu saxo khalad kale; wuxuuna Madaxweyne Xaaf arrinta u xil saaray Guddi cadaaladda horkeena kooxihii ka danbeeyay falkaasi,

HOOS KA AKHRI WAR-SAXAAFADEEDKA

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON