Xafladii ugu weyneyd ee xil wareejin ah oo maanta oo sameeyay Wasiir Yuusuf Garaad [Daawo Sawirrada]

0

Xaflad xil wareejin tii ugu weyneyd ayaa maanta kadhacay xarunta wasaaradda arrimaha dibadda Soomaaliya.

Xafladda waxaa kasoo qeyb galay diblomaasiyiinta, madaxda, shaqaalaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo ay ku jiraan Dibmolaamisiyiin hore, waxaana xilka ku kala wareegay wasiirkii hore Dr. Cabdisalaam Xaaji Hadliye Cumar, iyo wasiirka cusub Yuusuf Garaad Cumar Axmed.

Waxaa Goobjooge ka ahaa Ra’iisal Wasaare ku Xigeenka Mahdi Maxamed Guuleed oo ay wehliyaan Hantidhowrka Guud iyo Garyaqaanka Guud ee Dowladda.

DAAWO SAWIRRADA