Tag: Yuusuf Garaad

Su’aalo laga keenay Qaabkii loo dilay 4 Qof oo shalay Booliska ku toogteen Suuqa...

Su'aalo badan ayaa ka dhashay afar qof oo shalay ay Ciidamada Booliska ku dileen Suuqa Bakaaraha markii ay ku eedeeyeen inay qorsheynayeen...

Eng. Yariisow, Adeege Bulsho oo Ma Nooge ah. [Qormo uu diyaariyey Yuusuf Garaad]

Eng. Cabdiraxmaan – Yariisow ayaan maanta soo aasnay. Waxaa meydka la socday Marwadiisa iyo carruurtiisa. Waxaana garoonka hore u joogtay Hooyadii oo...

Rakaab laga dejiyey Diyaarad laga shakiyey oo ku sii jeeday Baydhaba & Baaritaan culus..

Diyaarad ku sii jeeday magaalada magaalada Baydhaba oo ka duuli rabtay Garoonka diyaaradaha Aaden Cadde ee magaalada Muqdisho ayaa la hakiyey xillig...

Yuusuf Garaad: “Marnaba daw ma aha in Dowlad Goboleedyadu xiriirka u jaraan Dowladda Soomaaliya”

Wasiirkii hore ee arrimaha dibadda Soomaaliya Yuusuf Garaad Cumar ayaa sheegay inay khalad tahay in dowlad Goboleedyada ay xiriirka u jaraan dowladda Federaalka Soomaaliya. Isagoo...

Yuusuf Garaad: “Tallaabooyinka uu Madaxweynaha Soomaaliya qaaday, waxay mudan yihiin bogaadin..”

Wasiirkii hore ee arrimaha dibadda Soomaaliya Yuusuf Garaad Cumar ayaa bogaadiyey tallaabada uu qaaday madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ee isu soo dhoweynta dalalka...

QISO XANUUN BADAN: Haweeney Soomaali ah oo ka mid ahayd Maxaabiistii Itoobiya ee lagu...

Mumina oo diidday Ethiopia - Taxanaha Maxaabbiistii 77 - Qaybta Laba iyo Labaatanaad Gabar Soomaali ah ayaa ka mid ahayd maxaabbiista ay Soomaaliya ku soo...

Yuusuf Garaad: “Ila soo dhowee Cawad, Wasiirka Cusub ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda..” [Akhriso]

Waxaa sharaf ii ah oo aan ku faraxsan ahay in aan maanta xilka Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo ISkaashiga Caalamiga ah aan ku wareejiyo...

Soo dhoweyn iyo sagootin wadajir ah oo loo sameeyay Wasiirka cusub & wasiirkii hore...

Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ayaa xaflad casho-sharaf soo dhoweyn iyo sagootin iskugu jirtay ku kala maamuustay Wasiirka cusub ee Wasaaradda Axmed Ciise...

Wasiir Yuusuf Garaad oo Jawaab Qiiro iyo Soo-jiidasho leh ka qoray Xilka laga qaaday...

Jawaabta Xil-ka-Qaadisteyda Haddii aad qormadaan u akhrineyso in aad ka hesho war dowladda ama madaxda Qaranka dhaawaca fadlan halkan ku jooji. Maaddaama aad akhriska sii wadday...

DEGDEG: Ra’iisal wasaare Kheyre oo xilalkii ka qaaday 3 Wasiir & Wasiiro cusub oo...

Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa xilalkii ka xayuubiyey saddex oo ka mida xukuumadiisa , isagoo magacaabay saddex kale oo...

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Baaq kasoo saaray Xariga C/raxmaan C/shakuur iyo dilka Ilaaladiisa [Akhriso]

Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya Yuusuf Garaad Cumar ayaa ka hadlay falkii xalay ka dhacay Muqdisho ee lagu xiray siyaasiga C/raxmaan C/shakuur iyo howgalka lagu...

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo looga yeeray Aqalka Sare ee Barlamaanka [Akhri sababta]

Wasiirka Arrimaha Dibadda Dowladda Federaalka Soomaaliya Yuusuf Garaad Cumar ayaa looga yeeray Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya. Wasiirka ayaa lagu wadaa inuu maanta hortago xildhibaannada...

Isteerinka Arrimaha Dibadda Soomaaliya [Akhriso Qormada Wasiir Yuusuf Garaad]

Dalka Soomaaliya waa mid ka soo kabanaya dagaal sokeeye.  Geeridii, dhaawacii, qaxii iyo burburkii dagaalka sokeeye dartood, konton iyo toddoba sano ka dib Dowladnimada Soomaaliya...

Dowladda Soomaaliya oo si kulul ugu jawaabtay Madaxda Maamul Goboleedyada [Dhageyso]

Dowladda Somalia ayaa ka hadashay xiisadda kala dhaxeysa maamul-goboleedyada Somaliya ee ka dhalatay arrimaha khaliijka, iyadoo si kulul ugu jawaabtay madaxda maamu Goboleedyada. Wasiirka arrimaha...

Wasiir Yuusuf Garaad: “Ra’iisal wasaaraha ayaa Somaliya u meteli doona Shirka Golaha Guud ee...

Wasiirka Arrimaha dibadda Soomaaliya Yuusuf Garaad Cumar Axmed ayaa sheegay in wafdi uu hoggaaminayo oo hordhac u ah Ra'iisal wasaaraha ay gaareen magaalada New...

Kulan dhex maray wakiilka dowladda Qatar ee Soomaaliya iyo Wasiir Yuusuf Garaad [Sawirro]

Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya ayaa xafiiskiisa ku qaabilay arrime fuliyaha dalka Qatar u jooga Soomaaliya Xuseen Bin Xamza. Laba dhinac ayaa ka wadahadlay xiriirka labada...
XOG: Isku shaandheyn Golaha Wasiirada oo Miiska Saaran

XOG: Isku shaandheyn Golaha Wasiirada oo Miiska Saaran [Akhriso Wasiirada xilalka weynaya]

Xogta laga helayo xafiisyada Madaxtooyada iyo Ra'iisal wasaaraha Muqdisho ayaa sheegaya inay miiska saaran tahay isku shaandheyn lagu sameynayo Golaha Wasiirada xukuumadda Soomaaliya. Arrintan oo...

AKHRISO: Qoraal yaab leh oo Wasiir Yuusuf Garaad u diray Mareykanka [Iran vs Alshabab]

Qoraal uu dowoladda Mareykanka u diray Wasiirka Arrimaha dibadda Soomaaliya ayaa la sheeciyay iyadoo lagu dalbaday taageero milateri iyo faragelin Mareykanku ku sameeyo Soomaaliya. Qoraalka...

Wasiir Yuusuf Garaad oo War kasoo saaray Weerarkii Bariire [Kadib Maxaa dhacay?-AKHRISO]

Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya Yuusuf Garaad Cumar Axmed ayaa ka hadlay weerarka ka dhacay degaanka Bariire ee dadka shacaba ah lagu laayay. Wasiirka oo socdaal...

Wasiir Yuusuf Garaad oo iska difaacay Su’aalo adag oo Baarlamaanka lagu weydiiyay [Akhriso]

Wasiirka Arrimaha dibadda Soomaaliya oo maanta hortegay Golaha shacabka Baarlamaanka Federaalka ayaa iska difaacay su'aalo badan oo lagu weydiiyay kulanka. 159 xildhibaan oo kulanka soo...
error: Content is protected !!