Thursday, April 18, 2024

Yusuf Garaad: “Shacabka Xamar waxay u dhaxeeyaan Dowlad canshuur uun ka qaada & Qaraxyo aan joogi lahayn..”

Wasiirkii hore ee arrimaha dibadda Soomaaliya Yuusuf Garaad Cumar ayaa tilmaamay dhibaatada heysata shacabka magaalada Muqdisho ee amniga iyo siyaasadda isugu jirta, isagoo ka deyriyey in xal loo helo.

“Shacabka Xamar waxay u dhexeeyaan Federaal canshuur uun ka qaada waddooyinkana ka xira iyo qarax aan joogsi aqoon dibna aan la isu weydiin iyo Siyaasiyiintii dejin lahayd oo iyagu kacsan…” ayuu yiri Yuusuf Garaad oo baraha bulshada dadka kula wadaaga fikradihiisa

Ad

Isagoo sii hadlay ayuu sheegay inaan la ogeyn sida sida ay intaas isula falgeli doonaan, wuxuuna yiri: “Waa tijaabo aan la aqoon wax ka soo bixi doona…”

Farriinta Yuusuf Garaad ayaa ku soo beegantay iyadoo xaalad siyaasadeed oo kacsan ka taagan tahay magaalada Muqdisho, kadib markii labadii madaxweyne ku xigeen ee ugu danbeeyay dalka ay si furan joogto ugu cambaareeyaan siyaasadda madaxda dowladda Federaalka ee hadda xilka heysa.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON