Friday, July 11, 2025

Xasan Abshir Faarax: “Adeer waan bed qabaa, Nairobi ayaan joogaa….”

xasan abshir

Waxaa beenoobay warar saaka warbaahinta qaar ay baahiyeen oo ku saabsanaa n siyaasiga Xasan Abshir Faarax ku dhintay weerarkii saaka aroortii kooxda Alshabaab ku qaadeen  Hotelka Saxafi ee Magaalada Muqdisho.

Iyadoo  Telefoonka lagula xiriiray  Xasan Abshir Faarax isagoo jooga Magaalada Nairobi ee dalka kenya ayuu xaqiijiyay inuu nool yahay kuna sugan yahay magaalada Nairobi.

“Adeer waa caafimaad qabaa, Nairobi ayaa maalmo ka hor imid”ayuu yiri Xasan Abshir Faarax oo cadeeyay inuusan ku sugneyn magaalada Mudisho

Isha: Newsomali.com

 

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON