Sunday, July 6, 2025

Xasan Sheekh: “Ma dhicin marna intaan xilka hayay inaan amar ku bixiyo lacag bixin…” DHAGEYSO

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khudbadii uu ka jeediyay xuska sanadguuradii saddexaad ee markii xilka loo doortay wuxuu ka sheegay arrimihii ugu wanaagsanaa ee uu sameeyay intii hogaanka hayay.

Wuxuu sheegay inuu caawa ku faanayo xaqiiqo ka jirta hogaankiisa, isagoo soo qaatay dhowr arrimood oo ay ka mid yihiin:

  1. Inuusan marna amrin  lacag bixin, oo aan la soo heleynin mar qura xitaa inuu wasaaradda Maaliyadda ku amray lacag nooc kasta oo ay tahay in la bixiyo.
  2. Inuusan faragelin Cadaaladda iyo xukumada Maxkamadaha
  3. Inuusan Hal mar oo kaliya cafiyay maxbuus xabsi laguy xukumay isagoo awood u leh
  4. iyo arrimo kale

Madaxweynaha ayaa sharaxaad ka bixiyay sababta uu sidaasi u yeeli waayay inay ahayd isagoo diidanaa inuu xaaladda uga sii daro weliba isagoo xaq u leh oo sameyn karay.

DHAGEYSO CODKA MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA SHEEKEYNAYA

Goobjooge.com

[ad name=”HTML-1″]

 

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON