Monday, July 14, 2025

DHAGEYSO: Xasan Sheekh oo Odayaasha dhaqanka u diray farriin ku saabsan Haweenka

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa odayaasha dhaqanka  ee soo xulaya  xildhibaanada Baarlamaanka u jeediyay dardaaran ku saabsan inay door muuqda siiyaan haweenka una arkaan lafdhabarka dadka.

Isagoo ka hadlayay munaasabadda 1-da Luulyo ee xoriyadda ayuu sheegay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud inay gabdhaba lagama maarmaan u yihiin qaranimda iyo  isku xirka Bulshada, loona baahan yahay in Odayaasha ay tixgelin siiyaan.

Hadalkan ayaa soo baxaya iyadoo Madaxweynaha iyo Ra’iisal wasaaraha ay dhowaan xilka ka qaadeen laba ka mida Wasiirada xukuumadda Soomaliya oo haween  ahaa iyagoo ku bedelay laba kale oo rag ah.

Akhri: Xasan Sheekh & Cumar C/rashiid oo baabi’iyay qoondadii Haweenka ee Golaha Wasiirada

Dhageyso codka Madaxweynaha

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON