Monday, June 23, 2025

Xeer-ilaaliyaha Guud ee Soomaaliya jawaab ka bixiyay diidmadii Kenya ee dacwadda Badda

Xeer Illaaliyaha Qaranka Soomaaliya Dr. Axmed Cali Daahir ayaa jawaab ka bixiyay  dhiggiisa dalka Kenya oo dowladda Kenya ay ku diiday Dacwadii ay Soomaaliya u gudbisay Maxkamadda Cadaaladda Adduunka, wuxuuna warsaxaafadeed uu soo saaray ku sheegay in arrintani muujineyso inaysan Kenya heysan asaas qaanuuneed.

AKHRI WARSAXAAFADEEDKA

xeerilaaliye
Qoraalkii Xer ilaaliyaha

Goobjooge.com

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON