Tuesday, July 8, 2025

Xeer ilaaliye ku-xigeenkii Somalia ee xilka laga qaaday oo beeniyay inuu xiriir la yeeshay Imaaraadka Carabta

Xeer-ilaaliye ku xigeenkii hore ee Soomaaliya Axmed Cali Abuukar ayaa beeniyay inuu wax xiriir ah la yeeshay Imaaraadka Carabta, isla markaana aanay jirin haba yaraaree wax dhex maray isaga iyo Imaaraadka.

Xeer ilaaliye ku xigeenka oo dhowaan uu madaxweyne Farmaajo xilka ka saaray ayaa warbaahinta gudaha u sheegay in uusan wax shaqo ah ku lahayn kiiska C/raxmaan C/shakuur oo ay u xil saarnaayeen xubno ka tirsan xafiiska xeer ilaalinta, isaguna uu ahaa madaxa labaad ee xafiiska.

Warbaahinta dalka Qatar ayaa laga soo xigtay in xeer ilaaliye ku xigeenka Soomaaliya uu Nus Milyan doolar lacag dhan ka helay Imaaraadka si uu warbixinno qarsoodi ah ugu gudbiyo dowladda dalkaasi, kuwaasoo ku saabsan siyaasiyiinta Mucaaradka.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON