Wednesday, June 25, 2025

Xiisad colaadeed oo ka taagan Garbahaarey & ciidamo kala qeybsan oo is hor fadhiya

Wararka laga helayo Degmada Garbahaarey ee Gobalka Gedo ayaa sheegaya in xiisad dhinaca maamulka ah oo halkaasi ka jirtay maalmihii ugu danbeeyay ay ka sii dareyso iyadoo laga cabsi qabo inuu dagaal halkaasi ka qarxo, kadib mrkii maamulkii hore ee degmadaasi ay qasab ku bedeleen ciidamada Itoobiya ayna halkaasi geeyeen maamul cusub oo Axmed Madoobe taabacsan.

garbaharey

Buraale Jaamac Deer oo ka mida waxgradka Degmada oo saxaafadda la hadlay ayaa sheegay in xaaladu kacsan tahay oo ciidamadii degmada ku sugnaa la kala qeybiyay, dadkuna ay cabsi ka qabaan in lagu dul dagaallamo, wuxuu intaas ku daray in magaalada xaalkeedu liito oo isu socodkii iyo ganacsigiiba istaageen.

Axmed Madoobe oo taageero ka helaya Itoobiya ayaa gobolka Gedo awood uga masaafuriyay maamulkii hore iyo siyaasiyiintii degaanka oo hadda ku sugan magaalada Muqdisho, waxaana bedelkooda la keenay maamul ay soo magacaabeen Axmed Madoobe iyo ku xigeenkiisii hore C/llaahi Fartaag.

Goobjooge.com

[ad name=”HTML-1″]

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON