Monday, July 14, 2025

Xildhibaan Cabdi Barre: “Jawaari ayaa isku hor gudbay Mooshinkii Madaxweynaha….” Dhageyso

Xildhibaaan Cabdi Barre Jibriil oo kamida xildhibaanada hor boodayay Mooshinkii xil ka qaadista Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuus ayaa eedeyn kulul u jeediyay Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya oo uu sheegay in wax laga xumaado ay tahay in Guddoomiye jawaari uu soo jeediyo waanwaan in laga galo arrintii Mooshinka.

“Anaga Mooshin kama keenin Guddoon baarlamaanka iyo xukuumad, waxay ahayd la-xisaabtan madaxweyne, haddii la leeyahay madaxweyne lala xisaabtami karo, sidee dowladnimo ku soconeysaa” ayuu yiri Xildhibaan Cabdi Barre oo ku dooday in Jawaari uu sameeyay  qas iyo qalalaase.

“Haddii xildhibaanadii mooshinka ka keenay madaxweynaha uu Jawaari tabeelle hor dhigtay oo leeyahay meelba u gudbi meysaan, arrinkaasi ka laaban meyno” ayuu ku hanjabay xildhibaanka oo ku adkeystay inaysan ka laaban doonin mooshinkooda.

Guji Badhanka hoose si aad u dhageyso Xildhibaan Cabdi Barre

 

Goobjooge.com

[ad name=”HTML-1″]

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON