Saturday, June 28, 2025

Xildhibaan C/fataax N. Mataan: “Weerarka la igu soo qaaday waa mid siyaasadeed..” =DHAGEYSO=

Xildhibaan C/fataax Nuur Mattaan oo ka mida xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo caawa lagu weeraray guri uu ka deganaa degmada Beled xaawo ee Gobolka Gedo ayaa sheegay in weerarka lagu qaaday uu ahaa mid siyaasadeed.

Xildhibaanka ayaa weerarka ku tuhmay dad uu sheegay inay dano gurracan ka leeyihiin Gobolka, wuxuuna sheegay inuu shalay hor istaagay Derbigii Kenya ka dhiseysay xuduudka Soomaaliya oo la bilaabi lahaa arrintaasina aysan ka marneyn weerarka lagu soo qaaday.

DHAGEYSO XILDHIBAAN C/FATAAX NUUR MATTAAN

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON