Guddoomiye ku xigeenka Guddiga Arrimaha Gudaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow ayaa sharci darro ku tilmaamay doorashada la filayo in magaalada Kismaayo ay ka dhacdo berito 15-ka August 2015. Wuxuuna intaas raaciyay inaysan jirin doorasho ka dhici karta Jubba ilaa Baarlamaan sax ah loo soo xulo degaanadaasi.
Xildhibaan Jeesow wuxuu kaloo ka hadlay arrimaha ka taagan Gobolka Gedo, isagoo sheegay in mas’uulyiinta qaran ee Itoobiya xiratay ay ka horjeedaan oo ay kula xisaabtami doonaan Wasaaradda Arrimaha Gudaha xariga mas’uuliyiinta ee Gobolka Gedo loo geystay.
DHAGEYSO CODKA XILDHIBAAN JEESOW
Goobjooge.com
[ad name=”HTML-1″]