Saturday, June 28, 2025

Xildhibaan Daahir Jeesow oo shaaciyey sababta Mooshinka looga keenay Guddoomiye Jawaari [Dhageyso]

Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo kamida xildhibaannada Golaha shacabka Soomaaliya ee saxiixay mooshinka laga keenay Guddoomiyaha Baarlamaanka ayaa shaaciyey sababta ay mooshinka uga keenaan Pror. Jawaari.

Xildhibaan Jeesow oo ka hadlayay shir jaraa’id oo ay saaka qabteen xildhibaannada Mooshinka keenay ayaa ku eedeeyay in Guddoomiye Jawaari uu ka gaabiyay waajibaadkiisa shaqo, islamarkaana u Baarlamaanka ka dhigay mid uu isagu leeyahay oo kale.

DHAGEYSO

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON