Monday, June 23, 2025

Xildhibaan Daahir Jeesow: “Waa la bedelayaa Xeerka Bankiga Dhexe, waxaana loo dhiibayaa Gaalka ugu Madow”

Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow ayaa si weyn u difaacay in wax laga bedelo xeerka Bankiga Dhexe ee Soomaaliya, si ciddii la rabo loo dhiibo.

Isagoo ka hor hadleyay goor dhoweyd fadhiga Baarlamaanka ayuu sheegay xildhibaan Jeesow in loo codeeyo wax ka bedelka xeerka Bankiga Dhexe, isla markaana laag gudbo nidaamka 4.5, xitaa haddii loo dhiibayo Gaal Madow sida uu yiri.

“”Waxaad rabtaan in lagu shaqeeyo qabiil, 4.5  iyo waxaan habooneyn waxaa la bedelayaa Xeerka Bankiga Dhexe, waxaana loo dhiibayaa Gaalka ugu Madow, xalkeena wuxuu ku jiraa waxa kaliya oo aan ku kala baxeynaa waa iyaga…”. ayuu yiri Xildhibaan Jeesow oo si aan hore loo arag u difaacay qorshaha ay wadato xukuumadda Soomaaliya.

Ad

Dood kulul oo ku saabsan wax ka bedelka xeerka Bankiga Dhexe ayaa ka dhex socota xildhibaan baarlamaanka Federaalka, iyadoo la sheegay inuu jiro qorshe lagu doonayo in guddoomiyaha Bankiga dhexe loogu magacaabo qof ajnabi ah.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON