Friday, July 4, 2025

Xildhibaan Faarax C/qaadir: “Wixii laga sugayay xildhibaanada ma ahayn Mooshin…” (DAAWO)

Xildhibaan Faarax Sheekh C/qaadir oo ka mida saaxiibada madaxweyne Xasan Sheekh, hore u soo qabtay xilal kala duwan oo wasiirnimo ayaa sheegay in shaqadii lag sugayay xildhibaanada Soomaaliyeed iyo dowladda Federaalka xilligan aysan ahayn mooshin, wuxuuna intaas ku daray in xiisada ka dhalatay arrintan degdeg loo xalin doono.

Xildhibaanka oo wareysi siiyay Weriye Yuusuf Xasan maamulaha Wargeyska Xaqiiqa Times wuxuu faafaahin dheer ka bixiyay xaaladda dalku marayo iyo arrimaha hiigsiga cusub.

HOOS KA DAAWO WAREYSIGA

[ot-video type=”youtube” url=”https://www.youtube.com/watch?v=lQwiv8T_wJs&feature=youtu.be”]

[ad name=”HTML-1″]

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON