Friday, July 18, 2025

Xildhibaan Khadiija M. Diiriye: “Waxay noqoneysaa in Ra’iisal wasaaraha loogu yeero arrimaha amaanka….”

Xildhibaan Khadiija Maxamed Diiriye oo ka mida xildhibaanada Baarlamaanka ee sida weyn ugu kacsan Wasiirka Amniga iyo taliyeyaasha ciidamda ayaa mar kale dood ka keentay  hadal ka soo yeeray Taliyaha ciidamada Nabadsugidda C/raxamaan Tuuryare oo ahaa in ammaanka caasimadda  lagu wareejiyay madaxda Gobolka Banaadir oo lagula xisaabtami doono iyaga.

“Anaga ammaanka waxaan kula xisaabtameynaa Wasaaradda Amniga gudaha ama ha iska wareejiso ama yaaney wareejin” ayay tiri Xildhibaan Khadiija oo jawaab u dirtay Sheekh Nuur Baaruud oo dalbaday in sharciga argagixisada ee yaala Baarlamaanka ay ansixiyaan.

Dhageyso Codka Xildhibaan Khadiija

Goobjooge.com

 

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON