Haweeneyda caanka ku ah Fashion-ka iyo lebiska ee ka mid noqotay xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa bandhig fashion ah ka sameysmay madaxda Soomaalida qaarkood.
Xildhibaan Muna Khaliif Sheekh Abu ayaa sawirro ay la gashay madax kala duwan soo dhigtay barteeda Snapchat, iyadoo mid waliba ku soo dul qortay qoraalo u badan su’aalo iyo inuu ku guuleystay karo xilka uu u sharxan yahay.
Waxay ku dooday inuusan codkeeda ahayn iib, balse waxay madaxda ay sawiradda la gashay is weydiisay su’aalo lidi ku ah, inkastoo ay sheegtay inaysan dhaliil ka ahayn.
SAWIRRADA HOOS KA DAAWO
GOOBJOOGE.COM