Wednesday, July 16, 2025

Xildhibaan Mustaf Guudow: “Jawaari ma soo saari karo go’aan, Baarlamaankuna ma galo xeer-jajab”

Xildhibaan Mustaf Mukhtaar Guudow oo ka mida xildhibaanada taageersan Madaxweynaha Soomaaliya ayaa eedeyn u jeediyay guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari) isagoo sheegay in go’aankii uu dhowaan soo saaray ee ahaa wadahadal laga galo mooshinka madaxweynaha ay tahay sharci darro uu ku dhaqaaqay gudoomiye Jawaari.

Mustaf guudow

Xildhibaanka Mustag Guudow oo ka mid ahaa xildhibaano shir jaraa’id qabtay maanta wuxuu sheegay in go’aanka guddoomiyaha Baarlamaanka kasoo baxay uu yahay mid dhibaato abuuraya oo xaaladda uga sii daraya, kana baxsan awoodiisa, isagoo ku eedeeyay guddoomiyaha Baarlamaanka Mudane Jawaari inuu faraha la galay awoodo ka baxsan shaqadiisa oo ahayd inuu guddoomiyo Baarlamaanka, lana filayay inuu Baarlamaanka hor keeno mooshinada kala duwan ee iska horjeeda.

DHAGEYSO CODKA XILDHIBAANKA

Goobjooge.com

[ad name=”HTML-7″]

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON