Thursday, June 26, 2025

Xildhibaan Zakariye: “Imaaraadku duullaan ayuu ku soo qaaday madax bannaanida Soomaaliya, waana…” [Dhageyso]

Xildhibaan Sakariye Maxamuud Xaaji Cabdi  oo ka mid ah barlamaanka Soomaaliya oo duullaan lagu soo qaaday midnimada Soomaaliya ku tilmaamay heshiiska dekadda Berbera ee Itoobiya iyo Imaaraadka kala qeybsadeen.

Xildhibaanka ayaa sheegay in Dowlada Imaaraadka ay ku soo duushay Madaxbanaanida Soomaaliya, isagoo ugu yeeray xukuumadda Soomaaliya ficil la timado, inay u yeerto labada safiir ee Itoobiya iyo Imaaraadka oo ay gaarsiiso mowqifkeeda, jawaab degdeg ahna ka bixiso duulaanka qaawan ee lagu hayo.

Xildhibaanno dhowr ah ayaa fekerkooda ka muujiyey arrinta soo cusboonaatay ee dekadda Berbera iyadoo si kulul ugu hadlay faragelinta dowladaha Itoobiya iyo Imaaraadka.

DHAGEYSO

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON