Tuesday, June 24, 2025

Xildhibaanada taageersaan Madaxweynaha oo digniin iyo hanjabaad culus gaarsiiyay Prof. Jawaari

Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Prof. Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari) ayaa loo jeediyay digniin culus oo ku saabsan inuusan Golaha Baarlamaanka  hor keenin Mooshinka Madaxweynaha laga keenay oo guddoonku si rasmi ah u shaaciyay inuu u gudoomay.

Jawari-hassan-ceydid Jawaari

Xildhibaanada taageerayaasha u ah madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa koox ka mida la sheegay inay u tageen Guddoomiyaha Baarlamaanka, kana dalbadeen inuu mooshinkaasi isku dayin inuu soo hordhigo Golaha Baarlamaanka ama ku soo daro ajendooyinka maalmaha soo socda, iyagoo ku doodaya inuusan Mooshinku sharci ahayn.

Waxaa looga digay Prof. Jawaari in keenista Mooshinka madaxweynaha ee golaha baarlamaanka uu dhalin karo dagaal ka dhex dhaca xildhibaanada Baarlamaanka oo ka darran mooshinkii ay ku kala qeybsameen ee xildhibaanada ee lagu riday aakhirkii Ra’iisal wasaarihii hore C/weli Sheekh Axmed.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON