Thursday, June 26, 2025

Xildhibaanada taageersan Ra’iisal wasaare oo waraaqo ku qeybiyay Baarlamaanka

Xildhibaannada taageersan Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya ayaa qoraalo looga soo horjeedo mooshinka lagu wado in shirka maanta la horkeeno Baarlamaanka ku qeybiyay gudaha Baarlamaanka.

NO-VOTE-4CASH

Xildhibaanada ayaa durba bilaabay qorshahoodii ahaa inay  ka hortagaan mooshinka, iyagoo qeybsaday qoraalo ay ku qoran yihiin “NO VOTE FOR CASH” oo ah inaan cod lagu bedelan lacag. Qoraalo ay ku qoran yihiin ereyadaasi ayay dhexdooda qeybsadeen oo mid waliba uu heystaa.

Wararka ayaa sheegay inay sidoo kale diideen inay saxiixaan buugga is xaadirinta xildhibaannada oo lagu ogaan lahaa tirada xildhibaanada madasha ku sugan.

Xaalada ayaa aad u kacsan, waxaana la socon doonna hadba wixii ku soo kordha.

WIXII KA SOO KORDHA KALA SOCO GOOBJOOGE.COM INSHA ALLAAH

GOOBJOOGE.COM
MUQDISHO

[ad name=”HTML”]

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON