Wednesday, June 25, 2025

Xildhibaanada & Wasiirada Beesha Isaaq oo ku gacan seyray Madasha Wadatashiga Qaran (Qoraal xasaasi ah)

Xubnaha Beesha Isaaq ugu jira labada gole ee dowladda Federaalka ayaa soo saaray qoraal ka kooban 5 bog oo ay ku saxiixan yihiin 28 xildhibaan iyo wasiir oo beeshaasi ka soo jeeda, waxaana lagu faahfaahiyay mowqifka siyaasadeed ee Beeshaasi ka qabto xaalada dalku marayo, iyadoo si weyn looga soo horjeestay qaabka loo dhisay Madasha Wadatashiga Qaran, isla markaana waxay caddeeyeen in awood qeybsiga dalka aanay aqbali doonin wax ka badan 3 meelood meel ama 33%.

QORAALKA HOOS KA AKHRISO

1

2

3

4

5

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON