Tuesday, July 8, 2025

Xildhibaannada taageersan Ra’iisal wasaaraha oo digniintii ugu cusleyd soo saaray (Akhriso)

Xildhibaannada taageersan Ra’iisal wasaaraha xukuumada Soomaaliya C/weli Sheekh Axmed ayaa shir ay ku yeesheen Muqdisho kasoo saaray digniin culus oo ku saabsan khilaafka ka dhaxeeya madaxweynaha iyo Ra’iisal wasaaraha, waxayna qoraal oo saareen ku xuseen in dalka uu halis ugu jiro inuu gacanta ku galo koox ay sheegeen inay saldhig ka dhigatay madaxtooyada Soomaaliya.

Qoraalka xildhibaanadan oo la magac baxay

Golaha Ilaalinta Shuruucda iyo Haybadda Baarlamaanka

ka akhriso hoos:

Goaan-xildhibaanno

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON