Friday, June 27, 2025

Xildhibaanno ku shiray Nairobi oo digniin u diray Madaxweynaha Soomaaliya

Xildhibaano ka  mida Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo ku shiray magaalada Nairobi ayaa soo saaray qoddobo dhowr ah  oo ay uga hadleen xaaladda Soomaaliya, iyadoo digniin u diray Xafiiska Madaxweynaha iyo xukuumadda oo ay ugu baaqeen inay faraha kala baxaan iska hor keenka dadka gobolka Hiiraan.

Xildhibaanadan oo ay hor boodayeen C/llaahi Goodax Barre, Khadiija Maxamed Diiriye iyo xubno kale waxay qoraal ay soo saareen ku sheegeen in xukuumadda looga fadhiyo heshiis wadar ogol ah oo laga gaaro qaabka doorashada 2016, iyadoo ku baaqay inaysan dib u dhicin doorashada Bisha Ogost 2016.

Waxay kaloo sheegeen in Baarlamaanku sharci ka soo saari doono Maqaamka caasimadda Muqdisho, isla markaana kalfadhiga 8-aad looga hadlo doono arrimo masiiri ah oo dalka quseeya.

QODOBADII AY SOO SAAREEN

xildhibaano5

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON