Wednesday, June 25, 2025

Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka DF oo dacwad ku soo oogay ciidamada Itoobiya ee ku sugan Somaliya (Dhageyso)

Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya oo intooda badan ka soo jeeda Gobolka Gedo ayaa dacwad ka dhan ah ciidamada Itoobiya ee Soomaaliya ku sugan geeyay wasaaradda arrimaha gudaha Soomaaliya, iyagoo ku eedeeyay in ciidamada Itoobiya oo magaca AMISOM ku shaqeeya ay faragelin ku hayaan gobolka Gedo.

Xildhibaan Maxamud Cali Magan
Xildhibaan Maxamud Cali Magan

Xildhibaan Maxamuud Cali Magan ayaa sheegay in Ra’iisal wasaaraha iyo Wasaaraha Arrimaha gudaha dacwad u geeyeen oo laga sugayo inay tallaabo qaadaan arrintaas oo ciidamada Itoobiya uu sheegay inay howlo ka baxsan awoodooda ka  wadaan dalka iyo gaar ahaan Gobolka Gedo. Wuxuu sheegay inay dadka gobolka u dhashay ay u diidaan gobolka arrintaasina aanay shaqadooda ahayn oo nooc gumeysi ah ay noqon doonto.

Dhageyso Codka xildhibaan Maxamuud Cali Magan

Goobjooge.com

[ad name=”HTML-1″]

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON