Monday, July 14, 2025

Xildhibaano Qoraal digniin culus wata u diray Guddoomiyaha Baarlamaanka (Akhri Qoraalka)

Xildhibaanada Mooshinka Xil-ka-qaadista Madaxweynaha ayaa waxay maanta oo taarikhdu tahay 06.10.2015 soo saareen War-Saxaafadeedkan hoos ku xusan oo la xiriirta Go’aanka Guddomiyaha BFS uu ka soo saaray mooshinka maalintii taariikhdu ahayd 25.09.2015 oo ay xildhibaanadu ka soo horjeesteen kana soo saareen baaqyo hore:

Qoraalkan oo aanay cidka ku saxiixney waxaa guddoomiye Jawaari looga digay inuu joojiyo go’aanaada sharci darrada ah ee uu gaaro, waxayna ku eedeeyeen inuu muddo laba bilood ah hayo mooshin ay ahay inuu laba beri ku gudbiyo.

HOOS KA AKHRI WAR-SAXAAFADEEDKA

[pdf-embedder url=”https://goobjooge.net/wp-content/uploads/2015/10/Warsaxaafadeed-06.10.2015.pdf”]

 

Goobjooge.com

 

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON