Tuesday, July 15, 2025

Xilliga la dooranayo Madaxweynaha maamulka cusub ee Hirshabeelle oo la shaaciyay

Iyadoo shirka maamul u sameynta gobollada Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe uu gabagabo marayo ayaa la shaaciyay xilliga ka dooranayo Madaxweynaha maamulka cusub.

Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaarada arrimaha gudaha Yaxye Cali Ibraahim ayaa sheegay in doorashada Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle ay dhici doonto 15 Bisha Oktoobar, ayna noqon doonto maamulkii ugu danbeeyay ee la dhiso.

shirka-jowharYaxye Cali Ibraahim oo farxad badan ka muuqato ayaa sheegay inuu isagu soo hindisay qaabka calanka iyo magaca uu yeelanayo maamulka loo sameynayo Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON