Sunday, July 13, 2025

Xilliga uu qaadanayo Socdaalka Xasan Sheekh ee Dalka Eritrea iyo Goobaha uu tegi doono

Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Asmara ee caasimadda dalka Ereteriya, isagoo ay u bilaabatay booqasho shaqo oo afar maalmood ah, kadib casuumad uu ka helay madaxweyanha dalkaasi.

Waxaa Garoonka Caalamiga ah ee Asmara kusoo dhaweeyay Madaxweynaha Eritrea Isaias Afwerki. Madaxda labada dal ayaa yeelan doona waddhadallo labo-geesood ah oo ku aaddan xiriirka iyo iskaashiga labada dal la yeellan doona dhiggiisa dalkaas.

Wasiirka Warfaafinta Eritrea ayaa sheegay in Labada Madaxweyne ay ka wadahadli doonaan sidii loo sii xoojin lahaa xiriirka wanaagsan ee labada dal iyo arrimaha gobolka ee danaha ka dhaxeeya, isla markaana Xasan Sheekh iyo wafdigiisa ay booqan doonaan mashaariicda ka socota dalka Eritrea.

Xasan Sheekh ayaa ujeedka ugu weyn ee safarkiisa lagu sheegay sidii uu dalka ugu soo celin lahaa askar gaareysa 5000 oo dowladii Farmaajo ay si qarsoodi ah tababar ugu geysay Eritrea oo waalidiintood ay raadinayaan muddo dheer.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON