Monday, June 23, 2025

Xisaabiyaha Guud oo u jawaabay Hanti dhowrka guud ee Qaranka (AKhriso Dokument: dagaalka miisaaniyadda 2014)

Xisaabiyaha Guud ee Dowladda Axmed Yuusuf Muumin “Siraaji” ayaa ka jawaabay  qoraalkii kasoo baxay Hanti dhowrka Guud ee Qaranka Nuur Faarax oo ku saabsanaa ku dhaqanka Miisaaniyadda  dowladda ee sanadkii 2014 oo dhowaan ay ansixiyeen Golaha wasiirada shirkoodii ugu danbeeyay, lana filayo in la horkeeno baarlamaanka.

Xisaabiye-Hantidhowr

Xisaabiyaha guud ayaa qodob qodob uga jawaabay eedihii uu soo jeediyay Hanti dhowrka guud ee ku saabsanaa inay xukuumaddu baal martay miisaaniyadii loo dejiyay sanadka 2014, waxayna arrintan ka dambeysay markii hanti dhowrku qoraalkiisa u kala diray madaxda sare ee dalkka oo uu ku jiro guddoonka Baarlamaanka.

Ad

Wasaarada Maaliyadda oo hanti dhowrka Qaranka ay is hayaan ayaa u muuqata inay Xisaabiyaha guud u adeegsanayso si ay isaga difaacdo hanti dhowrka.

HOOS KA AKHRI QORAALKA JAWAABTA AH EE XISAABIYAHA GUUD

Xisaabiyaha-Guud

- Advertisement -

 

[ad name=”HTML”]
[ad name=”HTML-1″]

[ad name=”HTML-6″]

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON