Wednesday, June 25, 2025

XOG CUSUB: Mooshin xil ka qaadis Madaxweyne oo la diyaariyay (Akhriso dokumenti 9 Bog)

Waxaa muddooyinkan danbe ka socday magaalada Muqdisho olole cusub oo qaar ka mida xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ay ugu jiraan inay dib u soo nooleeyaan mooshin xil ka qaadis ah oo lagu doonayo in lagu qaado madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.

Hassan_President-_FGS

Mooshinkan oo muddo laba jeer ah la isku dayay in la keeno Baarlamaanka ayaa labadii jeerba la fashiliyay iyadoo caadiyan ay aad u adag tahay in mooshin noocan ah uu meel mari xilli aanay dalka ka jirin Maxkamadda sare ee Dastuuriga ah oo awood u leh inay sharciga waafajiso qodobada lagu soo eedeeyay madaxweynaha.

Wararka ayaa sheegaya in xildhibaano ka badan 100 ay saxiixeen Mooshinka oo la gaarsiiyay Guddoonka Baarlamaanka, iyadoo ay socdaan ololeyaal iska horjeeda oo laga cabsi qabo inuusan mooshinku soo dhaafin guddoonka Baarlamaanka oo la ogeyn inuu qabtay iyo in kale.

Haddaba Goobjooge.com ayaa heshay nuqul cusub oo ay diyaariyeen xildhibaanada wada mooshinkan cusub oo ay ku qoran yihiin qodobada lagu soo eedeeyay madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, waxaana mooshinkan lagu qoray 9 Bog.

Hoos ka akhri qodobada loo cuskaday mooshinkan

mooshin01

mooshin02

mooshin03

mooshin4

[ad name=”HTML”]

mooshin05

mooshin6

 

mooshin7

Mooshin8

mooshin9

Goobjooge.com

[ad name=”HTML-1″]

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON