Monday, June 23, 2025

XOG: Qaabka loo qeybsaday ergada shirka Cadaado & Baarlamaanka Gobolada Dhexe

Waxaa weli ka socda degmada Cadaado  dadaalka loogu jiro furitaanka wejiga labaad ee Shirka Maamul u sameynta Gobollada Dhexe ee Soomaaliya iyadoo gabagabo ay ku dhowdahay xareynta ergada shirka.

Laba beelood oo ka mida beelaha goboladda dhexe ayaa shirka ka maqan kuwaasoo waanwaantoodu socoto si ergadooda shirka ugu soo biiraan, haddaba waxaan halkan akhristayaasha Goobjooge.com ugu soo gudbineynaa qaabka loo qeybsaday ergada shirweynaha ka qeyb galaya iyo xubnaha la filayo inay Baarlamaanka maamulkaasi noqdaan.

Waxaa xusid mudan in qaabka beelaha loogu qeybiyay ergada loona qorsheeyay inuu Baarlamaanku noqdo ay tahay mid lagu saleeyay xubnaha odayaasha ee beel waliba uga midka ahaa odayaashii saxiixayaasha Soomaaliyeed ee dhisay Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. Qeybtani ayaa beelaha qaarkood si weyn u diideen, qaarna taageereen.

Ad

SHAXDA HOOSE WAXAY MUUJINEYSAA SIDA ILAA IMINKA BEELAHA GOBOLADDA DHEXE LOOGU QEYBIYAY ERGADA SHIRWEYNAHA, LOOGUNA QORSHEEYAY XUBNAHA AY BAARLAMAANKA LA DHISI DOONO KU YEELAN DOONAAN:

[ad name=”HTML-1″]

shaxda_cadaado

- Advertisement -

Goobjooge.com

[ad name=”HTML-1″]

[ad name=”HTML-6″]

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON