Monday, July 14, 2025

Xoghayaha guud ee Q/Midoobay oo Digniin & Baaq u soo diray Madaxda Madasha Qaran

Xoghayaha Guud Hay’ada Qaramada Midoobay Ban Ki-Moon ayaa soo dhaweeyay go’aanadii ka soo baxay shirkii Madasha Qaran ee Muqdisho,

wuxuuna ugu yeeray hogaamiyeyaasha Soomaalida inay k dhabeeyaan xilliyada ay u qabteen inay dhacaan doorashooyinka oo ay fuliyaan balantooda.

“Geedi socodka doorashada 2016 ee Soomaaliya waxay muhiim u tahay safarka dheer oo ay Somaaliya ku gaarayso dimoquraadiyada” ayuu yiri afhayeenka xogayaha Guud ee Qaramada Midoobay ee warkan ka soo saaray.

Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay ayaa u jeediyay Guddiga Doorashada iyo hogaamiyeyaasha Soomaalida ugu baaqay  inayy xaqiijiyaan 30% in kuraasta Baarlamaanka  labada aqal la siiyo haweenka, wuxuuna uga digay hogaamiyeyaaash Soomaalida  tallaabo kasta oo keeni karta dib udhac ku yimaada doorashada.

Statement attributable to the Spokesman for the Secretary-General on Somalia

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON