Xoghayaha guud ee Q/Midoobay Ban Ki Moon ayaa qoraal xafiiskiisa ka soo baxay waxaa loogu hambalyeeyay Ra’iisal wasaaraha cusub ee Soomaaliya Cumar C/rashiid, waxaana qoraalkaas oo isagoo af-ingiriis ah hoos ku qoran nuxurkiisu yahay in Cumar C/rashiid loogu baaqo saddex arrimood oo kala ah:

1. Inuu dhaqso u soo dhiso xukuumadda cusub ee laga sugayo.
2. Inuu soo dhiso xukuumad loo dhan yahay oo laga wada qeyb galo.
3. In madaxda Soomaalida ay wada sahqeeyaan si loo fuliyo howlaha horyaala dowladda oo ay ugu horeeyaan dhismaha federaalka iyo dib u eegista dastuurka.
Goobjooge.com
[ad name=”HTML”]
READOUTS
Readout of the Secretary-General’s call to H. E. Omar Abdirashid Ali Sharmarke, Prime Minister of the Federal Government of Somalia
New York, 2 January 2015
The Secretary-General today called the new Prime Minister of Somalia, H.E. Mr. Omar Abdirashid Ali Sharmarke, to congratulate him on his recent appointment. The Secretary-General expressed the hope that the Prime Minster will move quickly to form an inclusive Government, with the full participation of women. He called on the Somali leadership to work closely together to regain momentum in the political process, including the formation of federal states and a participatory constitutional review process.
The Secretary-General also emphasized that recent gains by AMISOM and the Somali National Army against Al-Shabaab should be complemented by the delivery of basic services and the rule of law. The Secretary-General reassured the Prime Minister of the full support of the United Nations in Somalia’s efforts towards peace, development and the full respect for human rights.