Sunday, June 22, 2025

Xukuumadda oo laba toddobaad ah ku kordhisay xayiraadda Covid-19 ee saaran Goobaha Waxbarashada iyo..

Xukuumadda Soomaaliya ee xil gaarsiinta ayaa laba toddobaad oo hor leh ku kordhisay xayiraadda saaran goobaha waxbrashada iyo isu imaatinka dadweynaha, kadib markii ay maanta ku ekeyd xayiraadii hore.

Kulan ay maanta ku yeesheen Guddiga Hotel ku yaalla Gudaha Garoonka Diyaaradaha Muqdisho Guddiga xukuumadda u qaabilsan Cudurka Covid-19 ayaa war kasoo baxay lagu shaaciyey inay sii xirnaan doonaan Goobaha Waxbarashada muddo laba toddobaad ah oo mana ka bilaabaneysa, iyadoo isu imaatinka dadkana la xadiday.

Go’aanka xukuumadda oo loo soo rogay si looga hortago faafidda cudurka Covid-19 oo kusoo laba kacleeyay Soomaaliya ayaa kaliya saameyn ku yeeshay goobaha waxbarashada, iyadoo dadweynaha aysan qaadan amarradii hore loo saaray, ayna buuxaan suuqyada, Baararka iyo meelaha ay bulshada isugu timaado.

Ad

Dalladaha waxbarashada ayaa arrintan dalbaday in wax laga qabto, waxaana la sheegay in dugsiyo badan ay si farsameysan u wadan waxbarashadii.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON