Wednesday, July 9, 2025

XUSUUS DHAGEYSO: Weriye Cawke oo akhrinaya war ku saabsan Madaxweyne Jaalle Maxamed Siyaad Barre

Waxaan idin soo gudbineynaa xusuus ku saabsan waayihii shaqo ee Allaha u naxariistee Weriye Axmed Xasan Cawke muddadii uu ka shaqaynayay Radio Muqdisho Codka Jamhuriyadda Dimoqraadiga Soomaaliya.

Axmed Xasan Cawke wuxuu warkan akhriyay war ku saabsanaa Allaha u naxariistee Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Jaalle Maxmed Siyaad Barre seminaar u soo xiray aqoon is-weydaarsi loo qabtay Culuma’udiin Soomaaliyeed.

Warkan wuxuu wariye Axmed Xasan Cawke akhriyay  26/06/1988.

Haddaba waxaad dhageysaneysaan Weriye Cawke oo warkaas akhrinaya

Goobjooge/RM

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON