Sunday, July 6, 2025

Yey u xiran tahay Xarunta Baarlamaanka..? [Daawo Xildhibaan ka hadlay cidda xirtay Xaruntii fadhiga Baarlamaanka]

Xildhibaan ka tisan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ku eedeeyay Guddoomiyaha Baarlamaanka inuu ciidamo hubeysan ku qabsaday xaruntii Baarlamaanka.

Xildhibaan Dr. C/casiis C/llaahi Dhegaqool ayaa sheegay inay qoraxda u taagan yihiin kadib markii guddoomiye Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari) uu ciidamo hubeysan oo badan la galay xarunta Baarlamaanka, isla markaana ay suuragal noqon weyday in kulankii Baarlamaaaka uu qabsoomo.

Wuxuu  intaas ku daray inuu guddoomiye Jawaari galay kiis kale oo xasaanadda looga qaadi karo mar haddii uu ciidamo hubeysan geeyay xaruntii Baarlamaanka.

HOOS KA DAAWO

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON