Sunday, July 13, 2025

SAWIRRO: Ra’iisal wasaare Cumar C/rashiid oo tababar u soo xiray ciidamada Daraawiishta K/Galbeed

Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya  Cumar C/rashiid Cali ayaa tababar u soo xiray ciidamada daraawiishta Dowlada  Koonfur Galbeed Soomaaliya oo ah Dufcadii 2-aad ee ciidankaasi.

Ra’iisal wasaaraha oo uu wehliyo madaxweynaha K/Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan iyo wasiiro ka tirsan xukuumadda Soomaaliya ayaa ciidamada tababarka loo xiray kula dardaarmay inay ka qeyb qaataan  sugidda ammaanka degaanada maamulka Koonfur Galbeed.

DAAWO SAWIRRO

 

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON