Sunday, July 13, 2025

DAAWO: Dhoolatus ciidamada Daraawiisha K/Galbeed ka sameeyeen magaalada Baydhaba

Ciidamada cusub ee daraawiishta Daraawiishta Koonfur Galbeed ee Soomaaliya  oo dhowaan tababar loo soo xiray ayaa dhoolatus ka sameeyay magaalada Baydhaba iyagoo socod ku maray wadooyinka magaalada Baydhaba.

Dhoolatuska waxaa taageerayay Baandeyda Booliska oo miyuusik u garaacayay iyagoo soo jiitay dadka magaalada oo boqolaal ka mida ay isugu soo baxeen wadooyinka si ay u daawadaan ciidamada cusub ee maamulka Koonfur Galbeed.

DAAWO SAWIRRO

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON