Wednesday, July 16, 2025

DAAWO: Axmed Madoobe: “Waxaan Gaalkacyo u tegaynaa xabad joojin iyo waanwaan….”

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaan (Axmed Madoobe) ayaa faahfaahin ka bixiyay socdaalka uu ku tegay magaalada Gaalkacyo ee xiisada colaadeed ka taagan tahay, isagoo sheegay inay halkaasi u tegayaan waanwaan nabadeed oo walaalnimo oo ay ku dhex galayaan dadka ehelka ah ee dagaalamay.

Wuxuu intaas ku daray Axmed Madoobe inaysan jirin dan kale oo ay ka leeyihiin socdaalkooda oo aan ahayn waanwaan iyo sulux ka dhasha dadka walaalaha ah.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON