Wednesday, July 16, 2025

DHAGEYSO: Admiral Faarax Qare oo warbixin muhiim ah ka jeediyay qaabka loo calaamadeeyay xuduudka Somalia iyo Kenya

Guddoomiyaha Hay’adda Cilmi baarista Badaha Soomaaliyeed Admiral Faarax Axmed Cumar (Faarax Qarre), ahna xeeldheer iyo taariikh-yahan oo ka mid ahaa wafdigii xukuumadda iyo baarlamaanka u direen xuduudka Soomaaliya iyo Kenya, soona eegay xadgudubka la sheegay in Kenya ay ku soo sameysan xuduud beenaadka Soomaaliya iyo Kenya ayaa warbixin muhiim ah ka hor jeediyay baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.

Faarax Qare wuxuu caddeyn u keenay qaabkii ay Ingiriiska iyo Talyaaniga ugu heshiiyeen inay u calaameeyaan xuduudka Soomaaliya iyo xaaladii uu ku soo arkay dhulka u dhaxeeya Soomaaliya iyo Kenya.

Warbixinta oo muhiim ah dhageyso

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON