Wednesday, July 2, 2025

AKHRISO: Dokumentiga la saxiixay ee heshiiska Gaalkacyo

Heshiis la sheegay inuu taariikhi yahay ayaa maanta waxaa magaalada Gaalkacyo ku wada saxiixay maamulada Puntland iyo Galmudug, kadin colaad qasaare badan dhalisay oo ka dhacday magaalada Gaalkacyo, heshiiska oo ay soo qabanqaabisay dowladda federaalka oo uu hogaaminayay Ra’iisal wasaare Cumar C/rashiid ayaa maanta lagu saxiixay garoonka diyaaradaha magaalada.

Heshiiska oo ay kala saxiixdeen madaxweynayaasha Galmudug iyo Puntland, waxaa damaanad qaad ka ahaa Ra’iisal wasaaraha iyadoo uu goobta ka akhriyay wasiirka arrimaha gudaha.

HOOS KA AKHRI DOKUMENTIGA RASMIGA AH EE LA SAXIIXAY:

HeshiisG01

HeshiisG02

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON