Saturday, July 26, 2025

Saxafiyad ka tirsan Radio Muqdisho & SNTV oo dhaawac culus kasoo qaaray qarax lala beegsaday

 Weriye Hindiya Xaaji Maxamed oo ka mid ah Wariyeyaasha Raadiyaha dowladda ee  Radio Muqdisho iyo telefishanka SNTV ayaa goor dhoweyd dhaawac culus kasoo gaaray qarax loogu xiray gaarigeeda, xilli ay ka soo baxday Jaamacad Somalia ee agagaarka KM4 ee magaalada Muqdisho oo ay dhigeyneysay.

Qaraxa uu waxyeelo culus oo lugaha ah ka soo gaaray iyada keligiid oo gaariga saarneyd,  Hindiya Xaaji Maxamed ayaa ka mid ahaa gabdhaha wariyeyaasha ee ka howl gala Raadiyaha iyo Telefishinka dowladda ee SNTV, waxaana hore kooxda Alshabaab  ay qarax ugu dileen weriye Liibaan Cali Nuur oo ahaa saygeeda.

Xaaladda Saxafiyad ayaa la sheegay inay tahay mid culus iyadoo dhaqaatiirtu la tacaalayaan iminka.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON