Tuesday, June 24, 2025

DAAWO VIDEO: Hotelka Jazeera ee Muqdisho oo dib loo furay iyo qeyb ka mida jidka taga garoonka diyaaradaha oo loo xiray

Hotelka Aljazeera ee magaalada Muqdisho ayaa dib loo furay dhowaan kadib markii uu muddo dhowr bilood ah u xirnaa dayactir xoog leh oo lagu sameeyay taasoo ay ugu wacneyd qaraxii weynaa ee lala beegsaday aakhirkii Bishii July 2016.

Dib u dhiska iyo dayactirka hotelka ayaa la soo gabagabeeyay, laakiin waxay taasi keentay in Jidka taga garoonka Muqdisho qeybta hotelka xigta gebi ahaanba loo xiro hotelka iyadoo lagu gooyay dhisme aad u weyn oo laga buuxiyay dhagaxyo iyo shub, waxayna tani ka mid tahay dhibaatooyinka wado xirista Muqdisho ee faraha ka baxday.

HOTELKA IYO SAAMEYNTII UU QARAXA KU YEESHAY

jazeera07

HOTELKA IYO DIB U DHISKA KADIB

jazera1

jazera2

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON