Monday, July 14, 2025

Alshabaab oo degaanka Buurhakaba xukun ku fuliyay nin lagu eedeeyay kufsi

Wararka ka imaanaya degmada Buurhakaba ee Gobolka Baay ayaa sheegaya in kooxda Al-shabaab ay xukun qisaas ah ku fuliyeen Nin lagu Magacaabi jiray  Xuseen Macalin Maadeey oo ay ku eedeeyeen inuu kufsaday haweeney ka mida dadka Buurhakaba.

Dadka degaanka ayaa sheegay  Al-shabaab ay ninkan ku  karbaasheen goob fagaare ah oo ku taalla duleedka Degmada Buurhakaba,waxaana ka soo qeyb galay dilkaas dad la isku soo ururiyay, iyadoo maxkamad ALshabaab ah ay ku xukuntay ciqaab.

Xukunnada Alshabaab ayaa intooda badan lagu saleeyaa qirasho ah in qofka la soo eedeeyay uu qirtay denbigiisa.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON