Wednesday, June 25, 2025

Bilow Keerow iyo 3 xildhibaanada Soomaalida kale oo Booliska Kenya xiray (Faahfaahinta kiiskooda)

Wararka degdega ah ee laga helayo magaalada Nairobi ayaa sheegaya xildhibaan  Biloow Keerow iyo saddex xildhibaan oo kale laga qabtay garoonka diyaaradaha ee Wilson airport kadib markii ay kasoo degeen iyadoo la geeyay xarunta dambi baarista ee CID si wax looga weydiiyo haddalo ay sheegaan in Qabuuro wadareed laga helay Mandera.

Biloow Keerow xildhibaanada wehliya waxaa ka mida:

  1. Maxamuud Maxamed oo Galbeedka Mandera laga soo doorto
  2. Maxamed Xuseen Cali oo Bariga Mandhera laga soo doorto
  3. iyo xildhibaan kale.

Waxaa lagu heystaa xildhibaanadan inay ku dhaqaaqeen sumcad dilis iyo warar been ah oo ay ka faafiyeen ciidamada dowladda Kenya, inkastoo xarigan soo shaac baxay kadib markii ay raali glein ka bixiyeen jiritaanka xabaalo wadareed laga helay Mandhera.

Waxaa kaliya oo la helay hal gabar oo markii la dilay la aasay.

 

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON